Farmaajo iyo Xassan Shiikh oo isku soo haray wareega finalka & codeynta oo bilaabatay

Waxaa la guda galay codeynta wareega ugu dambeeya doorashada Madaxweynaha Somalia ee ka socota magaalada Muqdisho. Sida guddoonka Baarlamanku sheegay waxaa wareeegan ku loolamaya labada musharax ee kala ah Xassan Shiikh Maxamuud iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ahaa kuwii ugu codka badnaa wareegii labaad. Labada musharax ayaa waxay ku kala bixi doonaan cod hal dheeri … Continue reading Farmaajo iyo Xassan Shiikh oo isku soo haray wareega finalka & codeynta oo bilaabatay